Facebook oo soo saareysa Shuruuc saameyn ku yeelan karta Soomaaliya badan

Shirkada Facebook ayaa ku dhawaaqday qorshayaal ay dooneyso in ay ku adkeesto shuruucda u yaala Facebooka, waxaana dadka ku xadgudba shuruucdan ay wajihi doonaan xanibaad. Maamulka Facebook ayaa sheegay in lasoo saarayo qorsheyaal lagu adkeyneyso in shuruucda ku saabsan muuqaalka tooska ah ee laga baahiyo Facebook-ga,waxaana dadka hareer mara shuruucdan laga mamnuuci doonaan in wax … Continue reading Facebook oo soo saareysa Shuruuc saameyn ku yeelan karta Soomaaliya badan